MW Xasan Sheekh oo ka codsaday golaha ammaanka inay Soomaaliya ka qaadaan cunaqabateynta hubka ee saaran
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa codsi u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay isagoo ka codsaday inay dib u eegaan cunaqabataynta hubka ee saaran dalka Soomaaliya tan iyo 1992-kii.…