Tacsi: Marxuum Xasan Xaaji Muuse Ahmed (Xasan Dhamac ) oo ku Geeriyoodey Jigjiga.

Tacsi Xasan Dhamac AUN

Tacsi Xasan Dhamac AUN

Innaa lilaahi Wa Innaa Ilaayhi Raajicuun,

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Allaah Unaxariiste waxaa saakay abaaro salaadii subax magaalada Jigjiga ku geeriyooday Marxuum Xasan Xaaji Muuse Xaaji Ahmed (Xasan Dhamac )  Rabbi naxariistii Jano haka waraabiyo marxuumku wuxuu ifka kaga tagay 10 caruur ah.

 

Anigoo ah Axmeddaahir Mohammud Sheikh Abdulahi iyo dhamaan qoyskayaga reer Sheikh Abdulahi Warsame waxaanu halkan tacsi uga diraynaa reer Xaaji Muuse Ahmed geerida ku timid Xasan Haji Muse ahmed, si gaara waxaan ugu tacsiyadeynaa caruurtii uu ka tagay marxuumka Allaha u naxariistee, waxaan sidoo kale u tacsiyadeynayaa walaalkey xidig xaaji cabdirahman muuse geerida adeerkii  ku timid iyo dhamaan reer xaaji Muuse.

Marxuumka Ilaahay waxaan u weydiinaynaa inuu dembigiisa dhaafo qabrigana illaahay u nuuriyo Kitaabkiisan Illaahay Midigta ka siiyo caruurtiisii,ehelkiisi iyo qaraabadii uu kategeyna samir iyo iimaan Illaahay haka siiyo aamiin,

Noolaba waa dhintee waala wada dhimanayaa waase lakala horaynaya ee Allaha khaatumadeena khayr haka dhigo,

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *