Tacsi: maareeyihii wakaalada Dhismaha Jidadka DDSI Marxuum Nimcaan Cabdi Obolos

Tacsi Xasan Dhamac AUN

Tacsi Nimcaan Cabdi Obolos.

T A C S I

Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Ilaahow Ku Naxariiso,

Waxaa magaalada jigjiga ku geeriyooday Allaha u naxariistee maareeyihii wakaalada Dhismaha Jidadka DDSI Marxuum Nimcaan Cabdi Obolos

 

Marxuumka ayaa lahaa macaan oo si kadis ah ugu soo booday kaasoo dhakhtarka loola cararay qadarka eebaan la baajin karine halkaas tii alle ku timid naxariistii jano eebe ha ka waraabiyee.

Waxaan Allah ka baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo marxuumka Qoyskii,Eheladii iyo wadar ahaanteenba samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *