Tacsi Allaha u Naxariistee Xuseen Cabdi Cali Qulubi oo caawa ku Geeriyooday Jigjiga.

tacsiInnaa lilaahi Wa Innaa Ilaayhi Raajicuun,

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Allaha Unaxariiste waxaa caawa 05 Oct 2015 magaalada Jigjiga ku geeriyooday Marxuum Xuseen Cabdi Cali Qulubi  Rabbi naxariistiisa Jano haka waraabiyee.

Geeridu waa xaq cid kastana way sugaysaa ee Ilaah ha u naxariistee Walaalkeen Marxuum Xuseen Cabdi Cali Qulubi wuxuu ahaa wiil dhalinyar ah oo ay da’diisu ahayd 25 jir,

Anagoo ah qoyska Reer Sheekh Cabdulaahi Warsame Ali  waxaanu halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa Walaasheen  Ayaan Cabdi Cali Qulubi , iyo  Dhamaan ilma Cali Qulubi geeridaa ku timid walaal Marxuum  Xuseen Cabdi Cali Qulubi

Marxuumka Allaha   qabriga u waasiciyo Kitaabkiisana Illaahay Midigta haka siiyo,

samir iyo iimaan Allaha ka siiyo Hooyadii, walaaladii, ehelkiisa iyo innagaba.

Allow ku naxariiso oo qabrigana kuu nuuri hoygaagana ka dhig Jannatul-Firdous. 

Allahuma Aamiin.

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Innaa lilaahi Wa Innaa Ilaayhi Raajicuun.

tacsi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *