Tacsi Allaha u Naxariistee Macalin Cabdulahi Xaaji Muuse Xaaji Ahmed oo Geeriyooday.

tacsiInnaa lilaahi Wa Innaa Ilaayhi Raajicuun,

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Allaah Unaxariiste waxaa maanta 12 Sep 2015 magaalada Jigjigada ku geeriyooday Marxuum Macalin Cabdulahi Xaaji Muuse Xaaji Ahmed   Rabbi naxariistiisa Jano haka waraabiyee.

Anigo ku hadlaya magacayga iyo magaca qoyskayaga Reer Sheekh Cabdulaahi Warsame Ali  waxaanu halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa Walaalkeen Abdulkarim Macalin Cabdulahi Xaaji Muuse, Dhamaan ilma Macalin Xaaji Muuse iyo Dhamaan Reer Xaaji Muuse Xaaji Ahmed geerida ku timid Marxuun Macalin Cabdulahi Xaaji Muse Xaaji Ahmed,

Marxuumka Allaha   qabriga u waasiciyo Kitaabkiisan Illaahay Midigta ka siiyo caruurtiisii,ehelkiisi iyo dhamaanteenba  samir iyo iimaan Illaahay ha innaga wada siiyo.

Allow ku naxariiso oo qabrigana kuu nuuri hoygaagana ka dhig Jannatul-Farduus. 

Allahuma Aamiin.

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Innaa lilaahi Wa Innaa Ilaayhi Raajicuun.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *