Tacsi Allaha u Naxariistee Hooyo Faadumo Cali oo ahayd Hooyada Fanaanka Ali Bira oo ku Geeriyooday Gursum.

imageInnaa lilaahi Wa Innaa Ilaayhi Raajicuun,

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Allaha Unaxariiste waxaa magaalada Fuyaanbiiro/Gursum ku geeriyootay Hooyo  Faadumo Cali, Ilaahay janatul fardaws ha ka waraabshee.

Rabbi naxariistiisa Jano haka waraabiyee Geeridu waa xaq cid kastana way sugaysaa marxuumada Faadumo Cali waxay ahayd Hooyada fanaanka caanka ah ee ku heesa heesaha af Oromada Dr. Ali Bira

Marxuumada  Kitaabkeeda Allaha Midigta haka siiyo,  qabrigana Rabbi ha u waasiciyo,

samir iyo iimaan Allaha ka siiyo Caruurteedii, ehelkeedii iyo qaraabadeediiba.

Allow ku naxariiso oo qabrigana kuu nuuri hoygaagana ka dhig Jannatul-Firdous. 

Allahuma Aamiin.

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Innaa lilaahi Wa Innaa Ilaayhi Raajicuun.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *