Marxuum Xaaji Shugri xaaji Xasan Abtidoon oo ku Geeriyoodey Magaalada Jinacsani.

tacsiInnaa lilaahi Wa Innaa Ilaayhi Raajicuun,

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Allaah Unaxariiste waxa habeenki xalay magaalada Jinacsani ku geeriyooday Marxuum Xaaji Shugri xaaji Xasan Abtidoon oo siweyn looga yaqiinay magaalada Jinacsani iyo hareeraheeda, isla markaana ka mid ahaa cuqaasha magaalada kuwooda loogu jecel yahay,

Ilaahay waxaan u weydiinaynaa Marxuumka inuu dembigiisa Dhaafo Qabrigana illaahay u nuuriyo Kitaabkiisan Illaahay Midigta ka siiyo Ehelkii iyo qaraabadii uu kategeyna samir iyo iimaan Illaahay haka siiyo,

Inagana illaahay gadaashiis inama Fitneeyo.

Amiin Amiin

2 comments on “Marxuum Xaaji Shugri xaaji Xasan Abtidoon oo ku Geeriyoodey Magaalada Jinacsani.
  1. Innaa lilaahi Wa Innaa Ilaayhi Raajicuun,

    Rabbi naxariistii Janno ha ka waraabiyo Marxuum Xaaji Shugri xaaji Xasan Abtidoon. Ehaladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan Alle ha kasiiyo. Aamiin Yaa Rabbi!
    .

  2. Inna lilaah wa inaa ilahayhi raajicuun Allaha u naxariisto adeer xaaji shugri wuxuu ahaa oday dhaqmeed karti iyo dadnimo leh noolaaba waa dhintee maanta nin qaali ah ayaan waynay Allaha u naxariisto ehelki iyo qaraabadii iyo dhamaan beesha samir iyo iimaan Allaha ka ssiiyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *