(Daawo Sawirada ) Wax ka ogow Muslimiinta Burma/Rohinga iyo Xasuuqa lagu hayo una ducee.

Xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Burma.

Xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Burma.

Maxay yihiin Rohing ama Muslimiinta Burma ? Maxaase loo dhibaataynayaa ?

#‎Muslimiinta‬ Burma/Rohinga –

Afeef: kadib markii aan inta badan aaladahan xidhiidhka bulshada ku arkay sawiro muujinaya dhibaatooyin iyo xasuuq dad muslimiin ah oo ku nool wadanka BURMA lagula kacay ayaa waxaa igu dhashay dareen ah in aan si faahfaahsan u ogaado muslimiintan la dhibaataynayo sababta loo xasuuqayo iyo ujeedada laga lee yahay waxaana meelo badan ku arkay sawiro iyo muuqaalo xanuun badan oo ku tusinaya xasuuqa lagu hayo walaalaheen Muslimiinta Burma.

Uducee in uu Rabbi dhibka iyo xasuuqa ka dulqaado Walaalaheen Burma siina faafi qormadan si aynu afkeena ugu difaacno muslimiintaa dulman wax kale uma qaban karnee.

‪#‎Rohinga waa Qowmiyad Muslimiin ah oo ku nool dalka Burma/Myanmar, Muslimiintan Rohinga ee dalka Burma ayaa waxay la kulmayaan xasuuq joogta ah oo ay kala kulmayaan xukumada Militariga kalitaliska ah iyo qowmiyada Budistaha ee ugu tirada badan wadanka Myanmar,

Muslimiinta Burma loo diiday in loo aqoonsado in ay yihiin Muslimiin wadanka u dhashay, sidoo kale waxanan loo ogalayn waraaqaha dhalashada, waxaa loo diidaa in ay safraan, hada ka hor ayay ahayd mar ay dowlada Burma soo rogtay in Muslimiinta Burma aysan 3 sano is guursan karin, taasoo lagu micneyay isir tir.

Wadanka Burma gaar ahaan gobolka Arakan waa gobol Taariikh wayn ku leh muslimiinta, waa wadan ay Muslimiintu soo xukumi jireen, waxana iskaga danbeeyay xukunka 48 Sultaan oo Muslimiin ah, sida lagu soo wariyo Siirada Muslimiinta Gobolka Arakan waxaa furtay markii ugu horaysay saxaabigii Abuu Waqaas RC oo tegey gobolkaas sannadkii 618 A.D,
1430 Markii la jabiyay Budhistiyaashii Burma, Gobolka Arakan wuxuu noqday gobol Islaamku xoog ku leeyahay kaddib markii uu qabsaday ‪#‎Sultan‬ Caladdin Muhammad (Banga) oo ahaa Sultaankii jabiyay Gaaladii Budhistiyaasha,

Sannadkii 1982-kii ayay ahayd wakhtigii ugu horeeyay ay dhibka, xasuuqa, kufsiga lagu bilaabay Muslimiinta Burma, wakhtigaas oo ay xukumada Militariga Burma soo saartay sharci cusub oo lagu magac daray ‪#‎Citizenship‬ Law kaas oo dhigaya in Musliiinta Burma aysan xaq u lahayn in ay wadanka Burma ku noolaadan, Isla markana qasab ka dhigayay in ay kaqaxaan wadanka, Sharcigaas oo ay Muslimiintuan ugu magac dareen Criminal Law,

Nolashaa lagu gubaa Muslimiinta Burma, waxaa la boobay hantidoodii waxaa la gubay masaajido fara badan, waxaa loo diiday in ay Hanti yeeshaan, waxaa loo diiday in ay waxbartaan, waxaa loo diiday in ay jaamacada galaan, waxaa loo diiday in ay dibada waxbarasho u aadaan,

Inta badan Warbaahinta Caalamka kama hadlaa Xasuuuqa Muslim nacaybka ah ee lagu hayo Qowmiyada Rohinga, mana soo bandhigaan dhibka halka ka jira, taas badalkeedana way qariyaan Muuqaallada dhabta ah iyo Xaqiiqda kajirta wadanka Burma,

Sidoo kale waxaan sidii la rabay uga hadlin Hayadaha Xuquuqda Insaanka iyo wadamada reer galbeedka ee ku caan baxay marka shacab ama shaqsi gaal ah la dhibaateeyo in ay buun buuniyaan.

Dhibka iyo Gumaadka ay ku jiraan muslimiinta Burma Allaha ka dulqaado waa shacab masaakiimin ah oo loo dhibaateeyo diinta Muslimka dartii, waa shacab la rabo in la fitneeyo, sababta guurka loogu diidayna wax kale ma aha waa in ay Sinada iyo Fisqigu dhexdooda ku bato iyo in aysan tarmin si ay uga dabar go’aan wadanka Burma taasna badalkeeda wadanka Burma u noqdo wadan 100% ay lee yihiin gaalada Budhistaha ah.

Hadaba Akhristoow Muslimiinta Burma waxaa nolasha lagu gubayay oo la dhibaataynayaa qarniyo, waxay la kulmaan gowrac, kufsi, xasuuq dabar goyn ah caalamkuna indhuhuu ka daawanayaa, waxaase xaqiiq jirta ah hadii ay ahaan lahayeen gaalo in loo gurman lahaa.

Isku soo wada duuboo waxaynu ku nool nahay maanta duni baadil ah oo muslimiinta lagu dhibaataynayo,

Waxaa Qoray:
Abdikeni Mohammud
Abdikenim@gmail.com
Stockholm, Sweden.

Nolasha lagu gubaa Muslimiinta Burma.

Nolasha lagu gubaa Muslimiinta Burma.

Xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Burma.

Xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Burma.

Warbaahita Caalma sidii la rabay ugama hadlaan dhibkan haysta Muslimiinta Burma.

Warbaahita Caalamka sidii la rabay ugama hadlaan dhibkan haysta Muslimiinta Burma.

Yaa umaqan oo Badbaadinaya Muslimiinta Burma.

Yaa umaqan oo Badbaadinaya Muslimiinta Burma.

Xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Burma.

Xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Burma.

Gumaadka iyo Boobka lagu hayo Muslimiinta Burma,

Gumaadka iyo Boobka lagu hayo Muslimiinta Burma,

Masajidadii iyo Guryihii Muslimiinta Burma Badankoodii waala gubay.

Masajidadii iyo Guryihii Muslimiinta Burma Badankoodii waala gubay.

oped rohingya Rohingya rohingya-2 Muslims-flee-in-Myanmar muslim-massacre-burma muslim-rohingnya2 images rohingya-refugees-try-to-cross-into-bangladesh-data Rohingya-sits-on-rubble-of-home-burnt-in-a-village-in-Minpyar-Rakhine-state shamseddin20120824130133293 A340BE87-BFCF-4754-A8B4-8F6A6D891D46_cx0_cy10_cw0_mw1024_s_n_r1

A Myanmar's ethnic Rohingya Muslim in Malaysia holds a placard during a rally at National Mosque in Kuala Lumpur, Malaysia, Sunday, June 17, 2012. The official death toll from western Myanmar's recent communal violence has increased to 50, even though the unrest was largely quelled several days ago. (AP Photo/Lai Seng Sin)

A Myanmar’s ethnic Rohingya Muslim in Malaysia holds a placard during a rally at National Mosque in Kuala Lumpur, Malaysia, Sunday, June 17, 2012. The official death toll from western Myanmar’s recent communal violence has increased to 50, even though the unrest was largely quelled several days ago. (AP Photo/Lai Seng Sin)

FILE - In this June 13, 2012 file photo, Rohingya Muslims who fled Myanmar to Bangladesh to escape religious violence, sit in a boat after being intercepted crossing the Naf River by Bangladeshi border authorities in Taknaf, Bangladesh. Asia's more than 1 million ethnic Rohingya Muslims are considered by rights groups to be among the most persecuted people on earth. Most live in a bizarre, 21st-century purgatory without passports, unable to travel freely or call any place home. The Myanmar government regards Rohingyas mostly as illegal migrants from Bangladesh, while Bangladesh rejects them just as stridently. (AP Photo/Anurup Titu, File)

FILE – In this June 13, 2012 file photo, Rohingya Muslims who fled Myanmar to Bangladesh to escape religious violence, sit in a boat after being intercepted crossing the Naf River by Bangladeshi border authorities in Taknaf, Bangladesh. Asia’s more than 1 million ethnic Rohingya Muslims are considered by rights groups to be among the most persecuted people on earth. Most live in a bizarre, 21st-century purgatory without passports, unable to travel freely or call any place home. The Myanmar government regards Rohingyas mostly as illegal migrants from Bangladesh, while Bangladesh rejects them just as stridently. (AP Photo/Anurup Titu, File)

images (2) 201304ASIA_Burma_Arakan_01

FILE - In this June 13, 2012 file photo, a Rohingya Muslim man who fled Myanmar to Bangladesh to escape religious violence, cries as he pleads from a boat after he and others were intercepted by Bangladeshi border authorities in Taknaf, Bangladesh. She is known as the voice of Myanmar's downtrodden but there is one oppressed group that Aung San Suu Kyi does not want to discuss. For weeks, Suu Kyi has dodged questions on the plight of a Muslim minority known as the Rohingya, prompting rare criticism of the woman whose struggle for democracy and human rights in Myanmar have earned her a Nobel Peace Prize, and adoration worldwide. (AP Photo/Anurup Titu, File)

FILE – In this June 13, 2012 file photo, a Rohingya Muslim man who fled Myanmar to Bangladesh to escape religious violence, cries as he pleads from a boat after he and others were intercepted by Bangladeshi border authorities in Taknaf, Bangladesh. She is known as the voice of Myanmar’s downtrodden but there is one oppressed group that Aung San Suu Kyi does not want to discuss. For weeks, Suu Kyi has dodged questions on the plight of a Muslim minority known as the Rohingya, prompting rare criticism of the woman whose struggle for democracy and human rights in Myanmar have earned her a Nobel Peace Prize, and adoration worldwide. (AP Photo/Anurup Titu, File)

1348129408 8751219657_35ff1c3bb6_c 28_burma_g_w

epa02436599 Women, children and men flee from the eastern Myanmar town of Myawaddy (background) towards the border river Moei and into Thailand on 8 November 2010 after clashes involving heavy gunfire and mortars erupted between Karen anti-government rebels and Burmese government troops. More than 6,000 Burmese people have reportedly evacuated to Thailand's Mai Sot district due to clashes between Burmese junta and the rebel troops one day after Myanmar held its first general elections after 20 years.  EPA/STR

epa02436599 Women, children and men flee from the eastern Myanmar town of Myawaddy (background) towards the border river Moei and into Thailand on 8 November 2010 after clashes involving heavy gunfire and mortars erupted between Karen anti-government rebels and Burmese government troops. More than 6,000 Burmese people have reportedly evacuated to Thailand’s Mai Sot district due to clashes between Burmese junta and the rebel troops one day after Myanmar held its first general elections after 20 years. EPA/STR

0 0,,16036150_401,00

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *