About us

Mararnews.com waa Shabakad Madax banaan, hadafka loo sameeyay waa dhanka qaybaha kala duwan ee Horumarka, Faafinta Diinta iyo Arimaha Bulshada,

Mararnews.com waxaa ka mamnuuc ah in cid gaara ama dowlad gaar ah lagu mucaarado.

Mararnews.com waxay u taagan tahay in ay wax walba oo wanaag ama horumar ah Bulshada usoo bandhigto.

Mararnews haka sugin in ay cid Mucaarado.